Skip to main content
Book jacket
Maalmihii, noloshayda : xusuusqorkii wasiirkii ugu xidheeraa wasaaradda waxbarashada
—Aadan Maxammed Cali, 1939- author.
2018

Book

"Ma rabtaa inaad fahamto sooyaalkii iyo waayadii shacabka soomaaliyeed soo mareen, si aay u helaan gobonimo iyo dawladnimo, sharaftooda ilaalisa, halkaay ku dhamaatay iyo asbaabtii keentay? Asagoo qoraagu goob jooge ka ahaa, qaayb baaxad weeyna ka qaatay dhagaxdhigii iyo aasaaskii daawlad soomaaliyeed, wuxuu ereyadiisa kuugu sawirayaa taariikhda daawladnimo ee ummada soomaaliyeed iyo heerarkii aay soo martay. Wuxuu si qumaatiya qoraalkani kuu dul joojinayaa dhaqdhaqaaqii SYL; mabaadiidiisii, maamulkiisii iyo sida uu bulshada u abaabuli jirtay. Ka bacdi wuxuu ku soo marinayaa daawladihii shacbiga ahaa ee gayiga soomaalida soo maray. Wuxuu si xog ogaal ah kuu kor joojinayaa daawladii kacaanka ahaayd. Ugu dambaayn wuxuu lafagurayaa asbaabihii aay u dhacday daawladu iyo burburkii ka dambeeyay. Waxyaabaha si gaar ah ii soo jiitay markaan buugan akhriyay waxa ka mid ah qisooyinka ama sheekeeyoonka xaqiiqda ee la soo darsay qoraaga, noloshiisa shaqo iyo intii soo taabaqaadayba. Waxaan ku talin lahaa in qof walba oo xiiseeya daawladnimada, taariikdha, iyo waayihii aay soo martay umadda soomaaliyeed inuu akhriyo. Waxaan kaloo ku talin lahaa in dadka madaxda ah ee majaraha u haya umada soomaaliyeed inaay buuggan akhriyaan. Sababtoo ah haddadd umad rabto inaad hogaaminaayso waan inaad si hufan u taqaanaa taariikhda iyo waayaha aay soo mareen."-- Back cover.

Item Details

ISBN: 9781912411054

Description: xiv, 145 pages : illustrations ; 20 cm

Notes: In Somali.

Control Number: 3372764

Publisher: Leicester, United Kingdom : Looh Press, 2018.
Accessibility Preferences
Adjust Font Size
Default
Adjust Contrast
Change Font Style
My Account Services Search Location Barcode