Xandulle canbaha ayuu jecelyahay. Canbaha bisil ee uu maalinta dhalashadiisa u doonayo wuxuu ka dul lushaa geed canbe ah oo dheer. Bal aynnu eegno sida Xandulle iyo walaashii ay canbe ku heli karaan.
Item Details
ISBN: 9781917632256
Edition: English-Somali bilingual edition.
Description: 1 volume (unpaged) : illustrations ; 21 cm